Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidanka Madaxtooyada Puntland oo dil geystay

Recommended Posts

Deeq A.   

Askari ka tirsanaa Ciidanka Madaxtooyada Puntland oo lagu magacaabi jiray Cabdiweli Cabdi Kamas ayaa maanta lagu dilay meel u dhow caasimadda Garoowe.

Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in marxuumka ay dileen askar kale oo ka tirsan Ciidanka Madaxtooyada.

Taliska Ciidanka Madaxtooyada Puntland weli kama hadlin dilka marxuumkaas.

27 September 2021 ayaa sidoo kale Ciidanka Madaxtooyada Puntland waxay Garoowe ku dileen gabar arday ah oo lagu magacaabi jiray Maryan Axmed Caato.

PUNTLAND POST

The post Ciidanka Madaxtooyada Puntland oo dil geystay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this