Sign in to follow this  
Deeq A.

Shil khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Gobolka Karkaar

Recommended Posts

Deeq A.   
1-4.jpg?resize=640%2C480&ssl=1

Wararka ka imaanaya Gobolka Karkaar ayaa sheegaya in shil khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay uu ka dhacay tuulada Yakka ee Gobolkaas.

Inta la xaqiijiyay laba ruux ayaa ku geeriyooday afar kalena waa ku dhaawacmeen ladib markii laba gaari oo xamuul ah isku dhaceen.

Saraakiisha Ciidanka ilaalada waddooyinka Puntland oo goobta gaaray ayaa xaqiijiyay khasaaraha dhimashada iyo dhaawac ee ka dhashay shilka.

PUNTLAND POST

The post Shil khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Gobolka Karkaar appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this