Sign in to follow this  
Deeq A.

Rooble oo Amray Fasixitaanka Lacag Somaliland Horay Looga Xayiray

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisulwasaaraha xuuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loogu fasaxo Somaliland lagac gaarayso $11,700,000, taas oo la xayiray sanadkii 2018-kii.

Ra’iisulwasaare Roole ayaa xusay  in lacagtaan ay tahay deeq calami ah oo loogu talo galay mashaariicda iyo hormarinta Somalilan si loogu xoojiyo howlaha gurmadka iyo ka samatabaxa dabkii ka kacay suuqa Hargaysa.

Lacagtaan ayaa waxaa xayiray madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Farmaajo, kadib khilaaf uu ka dhashay lacagaha deeqaha ah ee soo maraya dowladda federalka ah oo Somaliland ay diiday in loosoo marsiiyo deeqaha.

Goobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this