Sign in to follow this  
Deeq A.

Murashaxa madaxweyne ee Xisbiga waddani oo Ra’iisul-wasaaraha UK uga mahadceliyay qaabkii uu uga hadlay masiibadii ku habsatey Suuqa Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Murashaxa madaxweyne ee Xisbiga waddani oo Ra’iisul-wasaaraha UK uga mahadceliyay qaabkii uu uga hadlay masiibadii ku habsatey Suuqa Hargeysa

cirro.png

Murrashaxa madaxweynaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa raysal wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson uga mahadceliyay qaabkii uu uga hadlay musiibadda dabka ahayd ee ka dhacday magaalada Hargeysa.

Murrashax ayaa raysal wasaare Boris Johnson ku boggaadiyay dareenka iyo damqashada uu u muujiyay bulshada reer Somaliland ee ku caydhoobay dabkii baaxada lahaa ee baabi’iyay suuqa ugu weyn magaalada Hargeysa ee Haween.

Thank you Mr Prime Minister @BorisJohnson for your solidarity and thoughts, Republic of Somaliland & UK share a common history, and this marks the strengh of our relations. https://t.co/LPebCPdtRF

— Cabdiraxmaan Cirro (@Abdirahmanirro) April 2, 2022

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this