Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidanka Xoogga Dalka oo Soo Bandhigay Xubin Ka Tirsan Alshabaab

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliska ciidanka xoogga  dalka dowladda federalka Soomaaliya qeybta 60-aad ayaa maanta magaalada Baydhabo xarunta gobolka Bay kusoo bandhigay xubin ka tirsan Alshabaab oo ciidanku ay sheegeen inuu isku soo dhiibay.

Cali Cabdullaahi Cali ayaa magaciisa afgarshada waxaa uu ku sheegay Khaalid, isaga oo xusay inuu Alshabaab u qaabilsanaa Jabhadeynta, waxuu intaas ku daray inuu  kasoo howl galay gobolada Bay iyo Shabeellada dhexe.

Xilli uu warbaahinta la hadlayey waxaa uuxusay  in ciidanka xoogga ay siwayn u soo dhoween, waxaa la arkayey deegaannada Koonfur Galbeed muddooyinkii dambe  rag ka tirsan Alshabaab ay isku soo dhiibayeen ciidanka.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this