Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Faarax Dheere Oo Ku Geeriyooday Dalka Imaaraadka Carabta

Recommended Posts

Deeq A.   

Alleh ha u naxariisto waxaa goor dhaweyd dalka Imaaraadka Carabta ku geeriyoodey Xildhibaan Hore Faarax dheere.

Marxuumka ayaa ka mid ahaa xildhibaanadii hore ee golaha wakiilada Somaliland.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this