Sign in to follow this  
Deeq A.

Garoowe: Maxamed Af-dheer oo loo qisaasay dilka marxuum Bootaan Cawl

Recommended Posts

Deeq A.   
Marxuum.jpg?resize=694%2C568&ssl=1

Waxaa subaxnimadii hore ee saaka Garoowe lagu qisaasay, Maxamed Cabdulqaadir Muuse (Af-dheere) oo loo haystay dilka marxuum, Bootaan Maxamed Bootaan (Bootaan Cawl).

Bootaan oo ka tirsanaa hay’adda PMPF ee Puntland ayaa Garoowe lagu dilay 30/9/2021, waxaana markiiba dilkiisa loo qabtay Maxamed Cabdulqaadir Muuse.

3 February 2022, maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Puntland ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Maxamed Cabdulqaadir, waxaana lagu fuliyay saaka oo taariikhdu tahay 27 March 2022. Qisaasta waxa fuliyay Qoyska marxuum Bootaan Cawl.

PUNTLAND POST

The post Garoowe: Maxamed Af-dheer oo loo qisaasay dilka marxuum Bootaan Cawl appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this