Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland: Wasiir Abgaal oo weerarkii Beledweyne ku tilmaamay mid siyaasadeed

Recommended Posts

Deeq A.   
VideoCapture_20220326-184841.jpg?resize=

Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal ayaa weerarkii Beledweyne ee ay ku dhinteen 48 qof oo ay ka mid ahayd xildhibaan Aamina ku tilmaamay mid siyaasadeed.

Xasan Abgaal oo maanta hadal ka jeediyay magaalada Boosaaso ayaa sheegay in ay isku milmeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ururka Al-shabaab. Wuxuu kaloo sheegay in dalku u baahan yahay isbedel siysaasadeed, madaxweynaha Puntland uu ka mid yahay dadka doonaya in isbedelkaas.

Muuqaal: Xasan Abgaal oo arrimahaas iyo kale ka hadlaya.

Weerarkii Beledweyne ee todobaadkii hore waxaa mas’uuliyaddiisa sheegtay ururka Al-shabaab.

PUNTLAND POST

The post Puntland: Wasiir Abgaal oo weerarkii Beledweyne ku tilmaamay mid siyaasadeed appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this