Sign in to follow this  
Deeq A.

Ukraine oo war cusub ka soo saartay warshadda tamarta Nukliyeerka ee Chernobyl

Recommended Posts

Deeq A.   

Ukraine oo war cusub ka soo saartay warshadda tamarta Nukliyeerka ee Chernobyl

selensky.jpg

Sida ay sheegeen saraakiisha Ukraine.Ciidamada Ruushka ee qabsaday warshadda tamarta Nukliyeerka ee Chernobyl ayaa “dhacay aadna u burburiyay” shaybaadh goobtaasi kuyaalay.

Wakaaladda dowladda Ukraine ee Maareynta Aagaasi ayaa sheegtay in Ruushku ay waxyeello u geysteen Shaybaadhka warshadda Nukliyeerka.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this