Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somaliland Oo Khudbad Ka Jeediyey Jaamacadda George Washington University

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxweynaha Somaliland Oo Khudbad Ka Jeediyey Jaamacadda George Washington University
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo maanta Khudbad ka jeediyey Jaamacadda George Washington University oo uu kaga hadlay Arrimo badan oo khuseeya xidhiidhka caalamiga ah ee Somaliland iyo Beesha Caalamka ka dhexeeya iyo dedaalada horumarineed ee dalka ka ka socda.
Waxaana Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, markii uu dhameeyey khudbadiisa su’aalo la xidhiidha arrimaha Somaliland halkaa ku waydiiyey ardayda dhigata Jaamacadda qaar ka mida oo fursad u helay inay madaxweynaha waydiiyaan, isna uu uga jawaabo su’aalihii ay qabeen,
Waxaana madaxweynaha kulankaa ku wehelinaayey xubnihii ka midka ahaa weftiga intooda badan oo ay ka mid ahaayeen wasiirrada wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Warfaafinta, wacyigelinta iyo dhaqanka, Deegaanka iyo isbedelka Cilimada, La-taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha Dhaqaalaha iyo Dr. Jaamac Muusse Jaamac.
277177444_522577135895195_88211571317746
277222278_522577169228525_13417824580987
277230334_522577112561864_24284071927391
277227325_522577452561830_39657685341997
277159285_522577412561834_48352594731879

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this