Deeq A. Posted March 21, 2022 (SLT-Muqdisho)-Idaacadda BBC-da ayaa sheegtay in Sheekh Aadan Sunne ku biiray ururka Alshabaab ee ka dagaalama dalka Soomaaliya. Sheekha ayaa Somaliland isaga iyo qoyskiisu ka guureen todobaado ka hor. Aadan Sunne ayaa waxaa marar kala duwan lagu xidhay Somaliland Source Share this post Link to post Share on other sites