Deeq A. Posted March 14, 2022 (SLT-Kyiv)-Suxufigan oo lagu magacaabo Brent Renaud ayaa lagu dilay deegaanka Irpin oo 10km waqooyi-galbeed kaga beegan caasimada Ukraine ee Kiyeef. Gaadhigii uu la socday suxufigan iyo wariyeyaal kale ayaa la sheegay inay Axaddii shalay rasaas ooda kaga qaadeen ciidammada Ruushka oo xiligan hawlgalo ka wada dulleedka caasimada Ukraine oo ay isku hareereeyeen. Suxufiga la dilay ayaa ahaa filim qaade hore ulla soo shaqeeyey jariirada New York Times. Source Share this post Link to post Share on other sites