Sign in to follow this  
Deeq A.

Falastiin oo taageertay Madaxweynaha Ruushka Putin

Recommended Posts

Deeq A.   

Falastiin oo taageertay Madaxweyne Putin

falastiin.jpg

Shacabka falastiin ayaa shalay wadooyinka magaalada Bethlehem isugu soo baxay iyagoo taageero u muujinayo madaxweyne Valadamir Putin.

Ruushka ayaa horay mar u sheegay in uu tageeridoono shacabka Falastine in ay dowlad noqdaan caasimaddna ay unoqon doonto bariga Jerusalem.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this