Sign in to follow this  
Deeq A.

Hogaamiyayaasha Wadamo Muslimiin ah oo Dhabarka u jeediyey dalka Mareykanka Dagaalka Ukraine Dartii,Putin-na taageeray!

Recommended Posts

Deeq A.   

Hogaamiyayaasha Wadamo Muslimiin ah oo Dhabarka u jeediyey dalka Mareykanka Dagaalka Ukraine Dartii,Putin-na taageeray!

 mbs-2.jpg

Hogaamiyayaasha Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ayaa diiday codsiyo ah inay Madaxweyne Biden kala hadlaan xiisadda Ukraine, waxayna dideen in ay taleefonka ka qabtaan, sida ay saraakiishu sheegeen.

Sucuudiga iyo Imaaraatka Labadooduba waxay taleefonadda ka qabteen Madaxweynaha Ruushka Vladamiir Putin.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this