Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirkadda 2aad ee ugu wayn shidaal qodista Ruushka oo ka soo horjeesatey Duulaanka Ruushku ku qaaday Ukraine

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirkadda 2aad ee ugu wayn shidaal qodista Ruushka oo ka soo horjeesatey Duulaanka Ruushku ku qaaday Ukraine

oil.jpg
Sharkada Lukoil waxay ka soo horjeedaa duulaanka Ruushka

Shirkadda labaad ee ugu wayn shidaal qodista Ruushka ee lagu magaacabo Lukoil ayaa ku baaqday in la dhameeyo xiisadda Ukraine.

War murtiyeed lagu qoray mareegta shirkadda ayaa lagu sheegay, in shirkaddu ka walwal-santahay musiibooyinka ka socda Ukraine, ayna taageereyso wadahadalo lagu dhameynayo xiisadda.

Mas’uuliyiinta shirkadda ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo dhameeyo gacan ka hadalka ayna taagersanyihiin xalwaara oo lagu gaaro wadahadal dhexmara dhinacyada.

Shirkadda ayaa la rumaysan yahay in ay kamid tahay shirakadihii ugu waawaynaa ee ka soo hor jeesta duulaanka Ruushka.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this