Deeq A. Posted March 2, 2022 Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Puntland ayaa shaaciyay liiska Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaysa ergada 16 kursi oo lagu dooranayo magaalada Boosaaso. Kuraasta la shaaciyay ayaa kala HOP#220, HOP#169,HOP# 076, HOP#149, HOP#157, HOP#142, HOP#227, HOP#190, HOP#228, HOP#234, HOP#273, HOP#083, HOP#222, HOP#036, HOP#027 iyo HOP#158 Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites