Deeq A. Posted February 28, 2022 Dowladda Ukraine ayaa sheegtay maanta in wefdigeedii u qaabilsanaa wada xaajooda ay Gaareen dalka Belarus si ay Ruuskha uga wada hadlaan xal u helidda dagaalka Ukraine. Xubin ka mid ah wefdiga ayaa sheegay shuruudaha ay ku gelayaan wada xaajoodka oo ah in si deg deg loo joojiyo dagaalka iyo in ciidamada Ruuskhu ka baxaan dalka Ukraine Wasaaradda arrimaha dibadda Belarus ayaa hore u sheegtay in ay marti gelineyso wada hadal dhax mara labada dowladood si xal deg deh ah looga gaaro dagaalka. PUNTLAND POST The post Dowladda Ukraine oo shuruud ku xirtay wada-hadalka Ruushka appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites