Sign in to follow this  
Deeq A.

Maamulka Puntland oo Shaaciyey Jadwalka Kuraasta Lagu Dooranayo Boosaaso

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta shaacioyey jawanka 16 kursi, kuwaas oo ka tirsan Baarlaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya , waxaana lagu dooran doonaa maagalada Boosaso.

Guddiga doorashooyinka ayaa sheegay in doorashada kuraastaan ay dhici doonto 5-6 misha March 2022-ka, waxaana horay dowlad goboleedka Puntland usoo gabagabeeyeen kuraastii lagu dooranayey magaalada Garowe ee caasimadda Puntland.

Waxaa kuraastaan baarlamaankii 10-aad ku fadhiyay xildhibaanada kala ah :-

HOP#220: Cabdirashiid Maxamuud Xasan Cabdi

HOP#169:Jamaal Maxamed Xasan

HOP# 076:Muuse Axmed Ismaaciil

HOP#149:Axmed Cismaaciil Maxamed

HOP#157: Maxamed Cabdullaahi Faarax

HOP#142:Maxamuud Xayir Ibraahim

HOP#227:Cabdicasiis Maxamed Maxamuud (Qambi)

 HOP#190:Cabdinaasir Siciid Muuse

HOP#228:Maxamuud Axmed Ciise

HOP#234:Deeqo Siciid Xassan

HOP#273:CABDI MAXAMUUD MAXAMED

HOP#083:Cabdullaahi Bile Nuur

HOP#222:Cumar Ismaaciil Waaberi

HOP#036:Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi

HOP#027:Saciid Xuseen Ciid

HOP#158: Cilmi Cumar Cilmi (Caynsane)

 

1-9.jpg 2-8.jpg

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this