Deeq A. Posted February 27, 2022 Waxaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan maanta oo Axad ah lagu qabanayaa dhacdo doorashada 6 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta doroashadooda lagu wado maanta in ay dhacdo ayaa kala ah kuraasta tirsigoodu yahay HOP#006, HOP#022, HOP#003, HOP#032, HOP#252 & HOP#068. Waxaa baarlamaankii 10-aad kuraastaan ku fadhiyay xildhibaanada kala ah :- HOP#006: Maxamuud Cabdullaahi Axmed. HOP#022: Cismaan Maxamed Cabdi. HOP#003: Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax Beene-Beene. HOP#032: Khaliif Cabdi Cumar. HOP#252: Cabdicasiis Saalax Carmaan. HOP#068: Faaduma Faarax Ibraahim. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites