Sign in to follow this  
Deeq A.

Deni oo lagu wado in uu u safro Kenya iyo Imaaraadka Carabta

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dad ku dhow u sheegay in uu dhowaan u baxayo safar dibadda ah.

Kenya iyo Imaaraadka Carabta ayuu sheegay in uu safar kooban ugu baxayo sida ay xaqiijinayaan dad ka tirsan Madaxtooyada Puntland.

Madaxweynuhu si cad uma sheegin wakhtiga uu safarkaas u baxayo iyo arrimaha uu salka ku hayo midna.

Waxaa xusid mudan in uu Horay dhawr jeer safaro kala duwan oo siyaasadeed ugu tegay dalalka Kenya iyo Imaaraadka Carabka.

PUNTLAND POST

The post Deni oo lagu wado in uu u safro Kenya iyo Imaaraadka Carabta appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this