Deeq A. Posted February 26, 2022 Guddiga hergalinta dooroshooyinka SEIT ee Hirshabeele ayaa shaciyay liiska 11-kursi oo kamida kuursta golaha shacabka ee deegan dooroshadooda ay tahay magaalda baladwayne. Kuraasta la shaciyay ayaa kala ah HOP#004, HOP#010, HOP#011, HOP#019, HOP#030, HOP#039, HOP#058, HOP#059, HOP#063, HOP#066 iyo HOP#135. Waxaa baarlmankii 10-aad ku fadhiyay xildhibaanada kala ah :- HOP#004: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan Maxamed Xasan Ibraahim (Qoone) HOP#010: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan C/risaaq Axmed Maxamed (Jindi) HOP#011: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan Cabdrisaaq Cumar Maxamed HOP#019: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan Farxiya Muumin Cali HOP#030: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan Daahir Amiin Jeesow HOP#039: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan Maryan Axmed Haarun HOP#058: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan Nuur Iidow Bayle HOP#059: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan Samiira Xasan Cabdulle HOP#063: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre HOP#066: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan Cumar Cismaan Waasuge HOP#135: kursigaan barlamankii 10-aad waxaa ku fadhiyay xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites