Deeq A. Posted February 26, 2022 (SLT-Hargeysa)-Dulleedka bari ee magalada Hargeysa waxa goor dhawayd ka Dhacay Shil gaadhi shilkan gaadhi ayaa waxa oo uu sababay laba gaadhi oo noocoodu yahay Booyad iyo mid Vitz (Tukhaan). Ma jiraan wax dhimasho ah balse Dhaawacyo soo gaadhay dadkii saarna labada Gaadhi aya loo qaaday Dhakhtarka weyn ee magaalada Hargeysa. Source Share this post Link to post Share on other sites