Sign in to follow this  
Deeq A.

Warbaahinta  UK- Oo shaacisey Tirada Askarta Ruushka kaga dhimatey Dagaalka Ukraine+Siday ku ogaadeen

Recommended Posts

Deeq A.   

Warbaahinta  UK oo shaacisey Tirada Askarta Ruushka kaga dhimatey Dagaalka Ukraine

6d16af3b-faff-403d-b96a-44edb9a870d8.jpg

Bell Wallance oo u warramayey idaacadda Radio 4 wuxuu sheegay ciidamada Ruushka in dagalkaasi looga dilay ay ku ogaadeen xog sirdoon oo ay heleen.

“Ruushka wuu fashilmay maxaa yeelay Putin wuxuu iisu haystay xoreeye balse rabitaankiisa uma rumoobin.”

Wuxruna intaa ku daray ciidamada Ruushka iney ku hungoobeen qabsashada gigada diyaaradaha ku yaalla Waqooyiga Kyiv.

Geesta kalena Muuqaallo baraha bulshada lagu baahiyey ayaa muujinaya Taangiyada Ruushka oo dhex mushaaxaya waddooyinka waaweyn ee caasimadda Kyiv.

Wasaaradda gaashaandhigga Ruushka ayaa xaqiijisay iney gudaha u galeen mid ka mid ah degmooyinka deegaanka ee Magaaladaasi.

Sawirka ayaana u muuqda mid uu qaaday qof ka mid ah shacabka magaaladaasi deggan. BBC waxay xaqiijisay muuqaalkaasi inuu yahay mid sax ah oo laga soo qaaday gudaha magaaladaasi.

Halkan ka daawo.

Оболонь pic.twitter.com/24JiKGx0yO

— Алчевськ UA🇺🇦 (@AlchevskUA) February 25, 2022

Heavy fight over Sumy, #Ukraine pic.twitter.com/MS581L22gQ

— Hanna Liubakova (@HannaLiubakova) February 25, 2022

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this