Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo:M/weyne Muuse Biixi & Weftigii uu hoggaaminayey ee Safarka ugu maqnaa Dalka Jabuuti oo soo guryonoqday

Recommended Posts

Deeq A.   

Daawo Muqaalka Warka:-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka shaqo ugu maqnaa waddanka Jabbuuti, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.
Madaxweynaha iyo xubnaha weftiga ah ee uu hoggaaminayo, ayaa waxa madaarka caalamiga ah ee Cigaal International Airport kusoo dhaweeyey xubno kamid ah golaha wasiirrada, taliyeyaasha ciidamada kala duwan ee dalka, Badhasaabka gobolka Maroodi-jeex, maayarka caasimadda Hargeysa iyo masuuliyiin kale oo xukuumadda katirsan, waxana uu qaddar nasasho ah ku qaatay qolka VIP-da ee madaarka.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this