Sign in to follow this  
Deeq A.

Xaaladii ugu dambeysay ee Dagaalka Ukraine & Dadka Qaxaya+Sawiradii laga ururiyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Xaaladii ugu dambeysay ee Dagaalka Ukraine & Dadka Qaxaya+Sawiradii laga ururiyey

98d9b357-930f-4a07-b790-5339ab45bfbc.jpg
Dab qabaday dhismo ku yaalla magaalada Chuguiv ee bariga Ukriane ka dib markii diyaaradaha dagaalka Ruushka ay duqeeyeena72c8a93-ce3c-4b9e-9fec-a6910f601761.jpg
Taangiyada Ruushka oo ku soo socda xadka Donbas ee bariga Ukraine
90c8862c-b5a9-4d2d-ac38-a9df6ddac9f7.jpgHaweenay ku dhaawacantay gantaal ku soo dhacay gurigeeda ku yaalla bariga Ukraine
0722fb87-b0ca-4964-88a2-ace1a25318f8.jpg
Kumanaan ka mid ah dadka ku nool caasimadda Ukriane oo ka qaxaya kadib markii ciidammada cirka ee Ruushka ay duqeyma la eegteen4ff6c7b9-f62b-4f2a-b37f-66771cf255c5.jpg
Qaar ka mid dadka caasimadda Ukraine ayaa gabbaad ka dhiganaya xarumaha tareennada laga raaca ee dhulka hoostiisa
f511c80f-0b8d-4e7f-9adf-184fc09cdb37.jpg
Saraakiil ka tirsan booliska oo eegaya hadhaaga gantaal uu soo gamay Ruushku oo ku dhacay caasimadda Ukriane
Sawirada Weerarkii hordhaca ee Ruushka ku qaadeen maanta Ukrain.
274315674_427774715772447_25625586207909
274123051_427774772439108_52697403829915
274596271_427774812439104_43833761045611
274476582_427774872439098_80021719484494
274277175_2237117446444641_6657613597434
274201905_2237117523111300_5754357103589
274228040_2237117589777960_2729313899863

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this