Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga WADDANI Oo Shaahado Guddoonsiiyay Masuuliyiinta Xisbiga Ee Dalalka Ingiriiska Iyo Holand

Recommended Posts

Deeq A.   

Musharraxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga WADDANI Mudane  Maxamed Cali Aw-Cabdi ayaa shaahado guddoonsiiyay Masuuliyiinta Xisbiga ee dalalka Ingiriiska iyo Holand.

Laanta Xisbiga ee dalka Ingiriiska ayaa kaalinta 1-aad ka gashay qaadhaan bixinta Xisbiga ee laamaha dibadda sanadka 2021, halka kaalinta labaad ay gashay laanta Holand.

Musharraxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga WADDANI Mudane  Maxamed Cali Aw-Cabdi iyo Xoghayaha Guud Mudane Khadar Xuseen Cabdi ayaa masuuliyiinta laamahan uga mahadceliyay kaalinta ay kaga jiraan hawlaha xisbiga islamarkaana ku boorriyay dhammaan laamaha dibadda in ay kor u qaadan dadaalkooda dardar gelinta shaqada Xisbiga

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this