Deeq A. Posted February 23, 2022 ย Lacag uu gubay Baanka Dhexe ee S/land+Sababta ย Baanka dhexe ee Somaliland ayaa gubay qaybo ka mida shilinka Somaliland oo duugoowday. Lagacagtan baanka dhexe gubay sheegayna inay duugawday ayaa waxay kala ahaayeen ๐ฑ-ka shilin, ๐ญ๐ฌ-ka shilin, ๐ฎ๐ฌ-ka shilin, ๐ฑ๐ฌ-ka shilin iyo ๐ญ๐ฌ๐ฌ-ka shilin. Baanka dhexe warsaxaafadeed uu soo saaray uu ku sheegay in lacagtaasi culays dhaqaale ku haysay baanka, isala markaana shaqaalaha baanka ay lacagyaasi ku haysay dhibaato caafimaad. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites