Sign in to follow this  
Deeq A.

Lacag uu gubay Baanka Dhexe ee S/land+Sababta

Recommended Posts

Deeq A.   

 Lacag uu gubay Baanka Dhexe ee S/land+Sababta

 sl-1.jpg
Baanka dhexe ee Somaliland ayaa gubay qaybo ka mida shilinka Somaliland oo duugoowday.
Lagacagtan baanka dhexe gubay sheegayna inay duugawday ayaa waxay kala ahaayeen 𝟱-ka shilin, 𝟭𝟬-ka shilin, 𝟮𝟬-ka shilin, 𝟱𝟬-ka shilin iyo 𝟭𝟬𝟬-ka shilin.
Baanka dhexe warsaxaafadeed uu soo saaray uu ku sheegay in lacagtaasi culays dhaqaale ku haysay baanka, isala markaana shaqaalaha baanka ay lacagyaasi ku haysay dhibaato caafimaad.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this