Deeq A. Posted February 23, 2022 Guddoomiyaha gobalka Gedo Axmed Buulle Gareed ayaa war ka soo saaray xaaladda doorashada magaalada garbahaarey ee Gedo. Buulle ayaa sheegay in loo baahan yahay in ay Gedo ka dhacdo doorashada golaha shacabka mas’uuliyadna ay ka saaran tahay ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble. Guddoomiyaha ayaa sheegay in maamulkiisa ay diyaar u yihiin qabashada doorashada 16-ka kursi ee magaalada Garbahaarreey. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites