Sign in to follow this  
Deeq A.

Dadka Reer Somaliland Oo Saluug Weyn Ka Muujiyay Qaabkii Madaxweyne Biixi Loogu Soo Dhaweeyay Dalka Jabuuti

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Burco)-Dadweynaha reer Somaliland gaar ahaa dadka wax ku qora baraha bulshada ayaa si weyn saluug uga muujiyay qaabkii shalay dalka Jabuuti loogu soo dhaweeyay waftigii uu hoggaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi.

Shalay illaa xalaya waxa ay dadka reer Somaliland baraha bulshada ku muujinayeen qoraal ay sheegayaan sida ay uga xun yihiin qaabkii (protocol) uu madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ku qaabilay Madaxweynaha Somaliland.

Qaar ka mid ah dadkaasi ayaan halkan hoose idinku soo gudbinaynaa

1.png 2.png 3.png 8.png 4.png 4-1.png 5.png 6.png 7.png

Somalilandtoday/Burco/Office

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this