Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo:M/weyne Muuse Biixi & Wefti uu hoggaaminayo oo Safar ugu ambabaxay Dalka Jabuuti

Recommended Posts

Deeq A.   

Daawo:M/weyne Muuse Biixi & Wefti uu hoggaaminayo oo Safar ugu ambabaxay Dalka Jabuuti

Halkan ka Daawo Muqaalka Warka:-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa saaka safar shaqo ugu ambobaxay dalka jamhuuriyadda Jabuuti.
Safarka shaqo ee madaxweynaha qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa muddo maalmo ah qaadan doona, waxana wehelinaya wasiirrada wasaaradaha, Arrimaha gudaha, Warfaafinta iyo Ganacsiga.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this