Deeq A. Posted February 21, 2022 Gudiga hirgalinta dorashooyinka SEIT Jubbland ayaa shaaciyay liiska odyaasha dhaqanka 5 kursi oo beri lagu dooranayo magalada Kismaayo ee xaruunta maamulka Jubbland . Kuraasta beri lagu dooranayo magalada kismaayo ayaa kala ah HOP#072, HOP#079, HOP#112, HOP#130 iyo HOP#136. Kuraastan waxaa baarlamanka 10-aad ku fadhiyay xildhibaanada kala ah :- HOP#072: Cabdirashiid Maxamed Xiddig HOP#079: Farxiya Xasan Axmed HOP#112: Cabdicasiis Cabdullaahi Maxamed (Xukun) HOP#130: Maxamed Diiriye Khaliif HOP#136: Maxamed Cabdi Maxamed Gaandi Waxaa magaalada ka socoda diwaan galinta musharaxiinta u tartamaysa kuraastan, beri lagu wado in lagu doorto kismaayo. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites