Deeq A. Posted February 21, 2022 Guddiga hirgelinta SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada 7 kursi oo lagu dooranayo magaalada Baladweyne. Kuraasta la shaaciyay ayaa waxaa kamid ah HOP#003, HOP#006, HOP#022, HOP#031, HOP#032, HOP#068 iyo HOP#252. Waxaa kuraastaan baarlamaankii 10-aad ku fadhiyaya xildhibaanada kala ah :- HOP#003: Maxamuud C/raxmaan Sh. Faarax HOP#006: Maxamuud Cabdullaahi Axmed HOP#022: Cismaan Maxamed Cabdi HOP#031: Yuusuf Xuseen Axmed HOP#032: Khaliif Cabdi Cumar HOP#068: Faadumo Faarax Ibraahim HOP#252: Cabdicasiis Saalax Carmaan Kuraastaan ayaa doorashadooda la qabanayaa maalin kadib heshiiskii dhameystirka doorashada golaha shacabka oo ku beegan 25.2.2022. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites