Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo:M/weyne Biixi Oo Kulan Casho Sharaf sagootina Madaxtooyada Ugu Sameeyey Weftigii Baarlamaanka Uk.

Recommended Posts

Deeq A.   

Halkan ka Daawo Muqaalka Warka:-

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinaayo madaxweyne ku xigeenka Qaranka Somaliland, ayaa casho Sharaf qasriga madaxtooyadda ugu sameeyey xildhibaanadii uu hoggaaminayey MP. Given Williamson oo maalmihii u dambeeyey ku sugnaa Jamhuuriyadda Somaliland.
Waxaana kulankaa casho sharafta ah madaxweynaha kala soo qaybgalay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland, Gudoomiyaha Guurtida, Gudoomiyaha Maxkamada Sare, Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Gudoomiyaha Rugta ganacsiga Maayarka caasimada Hargeysa iyo masuuliyiin ka mida ah ganacsatada waaweyn ee Somaliland.

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this