Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxwayne Muuse Biixi & Wefti uu hogaaminaayo Berri  Safar Ku Tegi doonaa Dalka Jabuuti

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxwayne Muuse Biixi & Wefti uu hogaaminaayo Berri  Safar Ku Tegi doonaa Dalka Jabuuti
 5-e1645379600893.jpg
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi & Wefti uu hogaaminayo oo Wasiiro u badan ayaa la filayaa inayMaalinta  Berri u amba-baxaan Dalka Jabuuti.
Madaxwaynaha ayaa waxa Safarkiisa la’ filayaa inay ku Weheliyaan Wasiiradda kala ah :-
Wasiirka Arimaha Dibadda…  Ciise Kayd
Wasiirka Arimaha Gudaha….Maxamed Kaahin
 Wasiirka Warfaafinta……●Saleebaan Koore,
 Wasiirka Ganacsiga iyo Dalxiiska..Saajin

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this