Sign in to follow this  
Deeq A.

Boqor Burhaan oo ka tacsiyeeyay Qaraxii Boosaaso kuna baaqay in Nabadda la adkeeyo

Recommended Posts

Deeq A.   
Boqor-Burhaan.jpg?resize=960%2C640&ssl=1Boqor Burhaan Boqor Muuse

Boqor Burhaan  Boqor Muuse ayaa ka tacsiyeeyay geerida Caaqil Yaasiin Cali Dhahar iyo Nabadoon Cabdi Ciise Maxamed oo ku geeriyooday qaraxii maalintii Sabtida ka dhacay magaalada Boosaaso.

Anniga oo ku hadlaya magaca guddoonka Isimada Gobolka Bari waxaan ka tacsiyeyn geerida Caaqil Yaasiin Cali Dhahar iyo Nabadoon Cabdi Ciise Maxamed oo ku geeriyooday qarax maalintii Sabtidii ka dhacay magaalada Bosaso, qaraxaas waxaa ku dhaawacmey 10 qof oo kale.

Boqor Burhaan ayaa sidoo kale ku baaqay in la adkeeyo Nabadda xilli muddooyinkii u dambeeyay qaraxyo ka dhacayeen magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

PUNTLAND POST

The post Boqor Burhaan oo ka tacsiyeeyay Qaraxii Boosaaso kuna baaqay in Nabadda la adkeeyo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this