Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubbaland Oo Shaacisay Jadwalka Doorashada 5 Kursi

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Jubbaland ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada 5 kursi oo dhawaan lagu dooranayo magaalada Kismaayo.

Kuraasta la shaaciyay ayaa doorashadooda la qabanaya maalinta talaadada ah ee ay taariikhdu ku beegaan tahay 22 bisha, waxaana kuraastaan tirsigoodu uu kala yahay HOP#072, HOP#079, HOP#112, HOP#130 iyo HOP#136.

Waxaa baarlamaankii 10-aad kuraastaan ku fadhiyay xildhibaanada kala ah :-

HOP#072: Cabdirashiid Maxamed Xiddig

HOP#079: Farxiya Xasan Axmed

HOP#112: Cabdicasiis Cabdullaahi Maxamed (Xukun)

HOP#130: Maxamed Diiriye Khaliif

HOP#136: Maxamed Cabdi Maxamed Gaandi

274250456_254590320184990_78453160845571

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this