Deeq A. Posted February 19, 2022 Ciidamada kumaandooska Danab ee xoogga dalka oo ay weheliyaan ciidamada daraawiishta Jubbaland iyo kuwa nabad sugida ayaa howlgal lagu beegsaday Al-Shabaab ka fuliyay deegaano ka tirsan Jubbada Hoose. Intii hawlgalku socday waxay ciidamadu burburiyeen sida ay sheegeen Saraakiishii Hogaamineysay goobo ay ku dhumalaysanayeen Al-Shabaab oo ku taala Waraha Buur Qaylo. Saraakiisha ayaa warbaahinta u sheegay in howlgalkaas Al-shabaab looga dilay afar xubnood loogana dhaawacay lix kale. PUNTLAND POST The post Hawlgal ka dhan ah Al-shabaab oo ka dhacay Jubada Hoose appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites