Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Dhabancad oo go’aan ka soo saaray cabashooyin ka jira bogcadaha dhulka

Recommended Posts

Deeq A.   
Dhabancad.jpg?resize=960%2C640&ssl=1

Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa go’aan ka soo saaray cabashooyinka la xiriira dhulka loo yaqaan danta guud ee laga jaro bogcadaha dadweynaha.

Wasiir Dhabancad ayaa go’aamiyay in ilaa iyo amar dambe aan dhul dan-guud laga jari karin bogcadaha shacabka kadib markii cabashooyin ka yimaadeen.

Go’aankaas ayaa khuseeya dhammaam degmooyinka Puntland.

PUNTLAND POST

The post Wasiir Dhabancad oo go’aan ka soo saaray cabashooyin ka jira bogcadaha dhulka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this