Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland: 7 Kursi Oo Muqdisho Lagu Dooranayo, Akhriso Yaa Horay Ugu Fadhiyay?

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa maanta oo khamiis ah magaalada Muqdish ee caasimadda dalka  lagu qabanaya doorashada saddex  kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Somaliland.

Kuraasta maanta la dooranayo ayaa kala ah HOP#264, HOP#224 iyo kursiga HOP#242.

Waxaa baarlamaankii 10-aad kuraastaan ku fadhiyay xildhibaanada kala ah :-

HOP#242:  Faadumo Ismaaciil Xuseen

HOP#224: Saalax Axmed Jaamac.

HOP#264: Cabdifitaax Ismaaciil Daahir.

HOP#207: Faysal Cumar Guuleed

HOP#212: Nuuriya Aadan Ciise

HOP#258: Sahra Yuusuf Cige

HOP#246: Axmed Maxamed Jaamac

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this