Deeq A. Posted February 16, 2022 Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Puntland ayaa shaaciyay liiska 16 kursi oo dhawaan lagu dooranayo magaalada Boosaaso. Kuraasta la shaaciyay ayaa kala HOP#220, HOP#169,HOP# 076, HOP#149, HOP#157, HOP#142, HOP#227, HOP#190, HOP#228, HOP#234, HOP#273, HOP#083, HOP#222, HOP#036, HOP#027 iyo HOP#158 Waxaa kuraastaan baarlamaankii 10-aad ku fadhiyay xildhibaanada kala ah :- HOP#220: Cabdirashiid Maxamuud Xasan Cabdi HOP#169:Jamaal Maxamed Xasan HOP# 076:Muuse Axmed Ismaaciil HOP#149:Axmed Cismaaciil Maxamed HOP#157: Maxamed Cabdullaahi Faarax HOP#142:Maxamuud Xayir Ibraahim HOP#227:Cabdicasiis Maxamed Maxamuud (Qambi) HOP#190:Cabdinaasir Siciid Muuse HOP#228:Maxamuud Axmed Ciise HOP#234:Deeqo Siciid Xassan HOP#273:CABDI MAXAMUUD MAXAMED HOP#083:Cabdullaahi Bile Nuur HOP#222:Cumar Ismaaciil Waaberi HOP#036:Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi HOP#027:Saciid Xuseen Ciid HOP#158: Cilmi Cumar Cilmi (Caynsane) Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites