Sign in to follow this  
Deeq A.

Dib U Dhac Ku Yimid Doorashada Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa dib u dhac uu ku yimid jadwalka doorashada kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Somaliland oo maanta lagu dooran lahaa Muqdisho.

11-kii bishaan ayeey guddiga SEIT ee gobalada waqooyi shaaciyeen in la qabanayo doorashada kuraasta HOP#212, HOP#207, HOP#264, HOP#258, HOP#259, HOP#243 iyo HOP##206.

Guddiga ayaa u qorsheeyay in doorashadooda ay dhacdo 16 bishaan.

WhatsApp-Image-2022-02-13-at-4.08.30-AM.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this