Sign in to follow this  
Deeq A.

Galmudug: Liiska Odayaasha Dhaqanka Saddex Kursi Oo La Shaaciyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Galmudug ayaa shaaciyay liiska Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xuleyso ergada saddex kursi oo magaalada dhuusamareeb lagu dooranayo khamiista soo socota.

Guddiga ayaa shaaciyay Odayaaasha dhaqanka iyo Bulshada rayidka ee kuraasta kala ah HOP#147 , HOP#035 iyo HOP#055.

273821717_493265475583112_63609744987166

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this