Sign in to follow this  
Deeq A.

Maanso ku macnaynta Qur’aanka: Suuradda AL-Aclaa Oo Maxamed Xirsi Macnaheeda Maanseeyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Maansokumacnaynta Qur’aanka, Qaybtii 4aad: Suuradda Al-Aclaa Oo Maxamed Xirsi Guuleed Macnaheeda Maanseeyey #MaansokumacnayntaQur’aanka
Waa qaybtii afraad ee taxanaha Maansokumacnaynta Qur’aanka ee barnaamijka KULANKA GOFAYNTA, oo xanbaarsan maansooyin cusub, oo uu allifay halabuur Maxamed Xirsi Guuleed, oo daahfuray halabuur suugaaneed oo cusub, oo xanbaarsan maansaynta macnaha Qur’aanka. Halkii macnaha ama turjumaadda Qur’aanka uu Maxamed ku sheegi lahaa tiraab, ayuu bilaabay in uu tix ku sheego. Si uu u soo dhaweeyo fahanka macnaha Qur’aanka. Waa macnihii ee maaha in uu Qur’aanka maanso ka dhigay. Waa suuraddii afraad ee Maxamed macnaheeda u beddelo tiraab, waa na Suuradda Al-Aclaa oo Maxamed Macnaheeda Maanseeyey. Waxaa na wareysiga qaaday oo idin la socodsiinaya, Cabdishakuur Muxumed Muuse “Heersare”.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this