Sign in to follow this  
Deeq A.

M/weyne Muse Biixi & Siyaasiga debed-wareega ah Maxamuud Xaashi oo Kulan ku yeeshay Guriga Madaxweynaha

Recommended Posts

Deeq A.   

M/weyne Biixi & Siyaasiga debed-wareega ah Maxamuud Xaashi oo Kulan ku yeeshay Guriga M/weyne Biixi

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Siyaasi Maxamuud Xaashi oo hore looga caydhiyay xisbiga KULMIYE ayaa maanta kulan ku yeeshay qasriga Madaxtooyadda.

Kulan ayaa la sheegay in uu ahaa Heshiisiin Iyo Islaab Xaadhasho ah dhexmartay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo Siyaasiga Maxamuud Xaashi.

Kulanka waxa ku wehelinayay Baashe Cawil Morgan & xubno kale.

Madaxwaynaha Somaliland iyo Siyaasi Maxamuud Xaashi ayaa muddooyinkii dambe ay siyaasaddu kala fogaysay, ma jiro wax war ah oo wali ka soo baxay.

273666280_497543838402756_21906685442090 273965874_497543768402763_42833088027296 273966207_497543788402761_42533859206755

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this