Deeq A. Posted February 15, 2022 Alle ha u naxariistee Hal qof ayaa ku dhintay Dagaal gacan ka hadal ah oo maanta ka dhacay Degmada Dhoqoshay ee Gobolka Togdheer, Marxuumka iyo ninka dilka gaystay oo dhaawac ah ayaa isu adeegsaday tooray/mindi. Labo cisho gudahood waa falkii labaad ee si isku mida uga dhacay Degmooyinka Balli-dhiig iyo Dhoqoshay ee Gobolka Togdheer. Shalay ayay ahayd markii laba nin oo kale sidan oo kale iskugu dileen degmada Balli-dhiig. Source Share this post Link to post Share on other sites