Sign in to follow this  
Deeq A.

Wefdi ka socda Dawladda UK oo la filaayo in ay socdaal ku yimaadaan Somaliland.

Recommended Posts

Deeq A.   

Wefdi ka socda Dawladda UK oo la filaayo in ay socdaal ku yimaadaan Somaliland.

 

Wefdi ka socda Dawladda UK oo uu ku jiro xildhibaan Gavin Williamson, ayaa 17 bishan la filayaa in ay socdaal ku yimaadaan Somaliland.

Wefdiga ayaa u socda hawlo la xidhiidha Qaddiyada Ictiraafka Somaliland iyo Arrimo kale.

Gavin, ayaa hore u yimid Somaliland isagoo markaa ahaa Wasiirka Gaashaandhigga, iyadoo dhawaana xildhibaanno uu hoggaaminayo ay Baarlamaanka Wddankaasi soo hordhigeen dood ku saabsan Ictiraafka Somaliland.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this