Sign in to follow this  
Deeq A.

M/weyne-xigeenka S/land oo lacag kala wareegay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada S/land

Recommended Posts

Deeq A.   

M/weyne-xigeenka S/land oo lacag kala wareegay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada S/land

saylaci-1024x683.jpg

Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, ahna guddoomiyaha guddida abaaraha heer qaran, ayaa maanta qaddar lacageed oo dhan $50,000 (Konton kun) oo dollar kala wareegay shir-guddoonka golaha wakiillada, taas oo ay ugu talo galeen inay kaga qayb-qaataan dedaalka loogu jiro in gurmad la gaadhsiiyo dadka iyo duunyada abaaruhu saameeyeen

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this