Sign in to follow this  
Deeq A.

Saddexda Xisbi Qaran Oo Saaka Kulan La Yeeshay  Kominshanka Doorashooyinka Somaliland.

Recommended Posts

Deeq A.   

Saddexda xisbi qaran ayaa saaka kulan la yeeshay  Kominshanka Doorashooyinka Somaliland.

Kulankan ayaa lagaga hadley halka ay mareyso diyaar garowga qabsoomida Doorashooyinka sanadka Qorsheysan.

Maalinta berri ah dalka waxaa iman doona qaadhan bixiyayaasha Soomaliland ka taageera arimaha Doorashooyinka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this