Sign in to follow this  
Deeq A.

Qiimaha Lacagta lagu raaco Basaska Magaalada Hargeysa Gudaheeda oo la kordhiyay

Recommended Posts

Deeq A.   
Qiimaha Lacagta lagu raaco Basaska Magaalada Hargeysa Gudaheeda oo la kordhiyay
 bas.jpg
Qiimaha lagu raaco basaska magaalada Hargeysa gudaheeda oo la kordhiyay, isla markaaba laga dhigay 3000 kun oo shilin, halkii uu ka ahaa 2000 oo shilin.
Arrintan ayaa ku soo beegmaysa xilli maalintii shalay guddida basaska caasimada Hargeysa iyo Masuuliyiinta dawladdu ay ka wada hadleen in laga wada socdo hadba wixii kordha  balse u eeg inaaney waxba ka hirgelin.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this